Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada hoose ayaa waxaa mudooyinkii dambe kusoo badanaayay bandhigyo lagu soo bandhigayay bugaag ay qoreen qorayaal Soomaaliyeed oo da’yara taas oo bulshada Kismaayo soo dhaweeysay.
Hormarinta qoraalka iyo Akhriska Afka Soomaaliga ayaa muhiimad wayn ugu fadhiya bulshada Soomaaliyeed taas oo keenaysa in fahamka iyo nuxur laga qaato Afka Hooyo.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.