Dhalinyarada Kismaayo oo loogu baaqay in ay bartaan xirfadaha Online-ka looga shaqeysto

0
103

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-waxaa jira xirfado badan oo la barto kuwaas oo dadka barta u sahlaya in ay ka shaqaystaan suuqyada kala duwan ee online ah, dhalinyaro badan oo Soomaaliyed ayaa ka shaqaysta online-ka gaar ahaan suuqa forex oo ah suuq Online ah kaas oo ah meel lacagaha lagu kala badalo ama lagu kala sarifo.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here