Dhalinyarada Kismaayo oo loogu baaqay ay Ku dadaalaan Wax akhriska

0
16
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada ku nool magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa logu baaqay  inay waqtigooda u huraan waxbarashada iyo wax akhriska, si ay mustaqbal wanaagsan ugu helaan nolosha, ugana fogaadaan caqabadaha nololeed iyo xaaladaha khatarta ah ee ay wajahayaan dhallinyarada Soomaaliyeed.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here