Dhalinyarada Kismaayo oo lagu booriyay barashada Xirfadaha Farsamada gacanta

0
80

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xirfadaha kala duwan ee gacanta ayaa waqtigaan ah ku ay barashadoodu muhiim tahay qaybaha kala duwan ee bulshada gaar ahaana Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool gudaha dalka.

Iyadoo laga duulayo Horumarinta Aqoonta Dhalinyarada iyo Haweenka ayaa Magaalada Kismaayo waxaa laga hirgaliyay ilaa dhawr xarunood ku waas oo haweenka iyo Dhalinyarada lagu baro xirafadaha kala duwan ee gacanta islamarkaana ah kuwo si lacag la’aan ah wax looga barto.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here