Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maandooriyaha ama muqaadaraadku waa mid kamid ah waxyaabaha dhibaatooyinka ugu badan ay kala kulmaan dhalinyarada Soomaaliyeed kuwaas oo an ku baraarugsanayn khataraha caafimaad ee ay kala kulmi karaan.
Isticmaalka maandooriyaha noocyadiisa kala duwan ayaa lagala kulma dhibaato shaqsi iyo mid bulshaba.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.