Dhalinyarada Kismaayo oo Hirgaliyay Iskuul Hoose Dhexe oo ay wax ku baranayaan Caruurta Aqoonta iyo Danyarta ah.

0
238

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland iyo Waalidiin ayaa ka qeyb galay Munaasabad Lagu dhiiri-gelinayey arday Kaalmaha hore ka gashay Imtixaanka labaad ee Iskuul hoose dhexe ee Ileys oo ay si’ isku tashi ah ay ku hergaliyeen dhalinyarada magaalada kismaayo.

Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here