Dhalinyarada Kismaayo oo door wayn ka qaata Nabad dhisidda

0
51
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada Soomaaliyed waxaa lagu qiyaasa in 70%100 ay bulshada ka yihiin waxaa ayna doorar kala duwan oo muhiim ah ka qataan horumarada kala gadisan ee dalka ka jira gaar ahaan dhanka nabad dhisida ay kaalin wayn ku leeyihiin ‘iyagoona bulshada ka wacyigaliya waxyaabaha nabada carqaladaayn kara.
Qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool Magaalada Kismaayo ayaa ka warbixiyay doorka ay dhalinyaradu ka qataan nabad dhisida waxaa ayn sheegeen in juhdi ay ku bixiyaan sidii ay bulshada ugu wacyigalin lahaayeen waxyaabaha nabada wax u dhimi kara.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here