Dhalinyarada Kismaayo oo door ka qaata Horumarinta Nabadda

0
51

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ayadoo qofkasta oo muwaadin Soomaaliyeed ah ay masuuliyad ka saaran tahay dhisida iyo horumarinta nabad waarta bulshaduna kuwada noolaan karaan ayaa hada dhalinyarada Soomaaliyeed oo lagu qiyaaso in 75%100 ay bulshada ka yihiin waxaa saaran masuuliyad adag taas oo ah sidii ay u muujin lahaayeen doorkooda ku aadan horumarinta Nabada iyo ka qayb qaadashada dib u dhiska dalka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here