Dhalinyarada ka shaqeeya kawaanada lagu iibiyo hilibka ee Dhoobley oo kawarbixiyay shaqadooda.

0
19

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada Soomaaliyeed oo ah boqolkiiba 75 ayaana hadana inta badan aan helin shaqooyin ay ku Mareyaan noloshooda xiliyada ay ka soo baxaan heerarka kala duwan ee Waxbarashada.

Qaar kamid ah Dhalinyarada ka shaqeeya kawanada lagu iibiyo hilibka ee Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay shaqadooda iyo caqabadaha ay la kulmaan.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here