Dhalinyarada ka shaqeeya baabuur dhaqista oo cabasho ka muujiyay dadka ay gadiidka u dhaqaan

0
416
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada ka shaqaysa Goobaha baabuurta lagu dhaqo ee labaajooyinka Magaalada Kismaayo ayaa ku shaqeeya duruufo adag  waxayna cabasho ka muujiyeen dadka ay gaadiidka u dhaqaan oo qaarkood  ay kala tagaan lacagtii ay ku shaqeeyeen.
Dhalinyaradaan oo kushaqeeya goobo qorrax ah oo  ay adag tahay in qof-ku uu shaqo ku qabto ayaa haddana dadka qaar kala tagaan waxyaabaha ay xaqa u lahaayeen sida ay noo sheegeen qaar ka mid ah dhalinyarada  ka shaqaysa baabuur dhaqista iyagoona sheegay in mararka  qaar dadka ay gadiidka u dhaqaan  ay kala   cararaan lacagtii ay ugu shaqeeyen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here