Dhalinyarada ka ganacsatada Xoolaha nool oo ku soo badanaya magaalada Dhoobley.

0
119

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose iyo Deeganada hoos yimaada ayaa ah Deegaan si weyn looga Dhaqdo Xoolaha noocyadooda taasi oo u horeeday Da’yar badan oo ku nool Magaalada Dhoobley in ay ku dhiiradaan Ganacsiga Xoolaha si ay noloshooda ugu maareyaan Ganacsigaasi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here