Dhalinyarada Jubbaland oo loo dhiirrigeliyay ka faa’iidaysiga khayraadka Badda

0
6

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaadda Kaluumaysiga iyo dhaqaalaha buluuga ah ee dowlad goboledka Jubbaland ayaa wada dadaalo lagu horumarinayo wax soosaarka khayraadka bada iyo ka faa’iidaysigiisa .

Wasaaardda oo ka duulaysa sidii dhalinayarada reer Jubbaland uga faa’iidaysan lahaayeen Khayraadka bada ayaa fursado tababar siisay qaar ka mid dhalinayarada Magaalada Kismaayo kuwaas oo loo tababaray kaluumaysiga casriga ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here