Dhalinyarada Jubbaland oo dowr uhiim ah ka qaata Dowlad dhiska dalka

0
148
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada waa laf dhabarta bulshada Soomaaliyeed waxa ay inta badan qaar kood ka shaqeeyaan hormarinta dalkooda, iyagoona ku fagar had iyo jeer sidii dalka uu isbadal wanaagsan ugu dhici lahaa.
Dhalinyarada ayaa wayadan dambe waxa ay xooga saarayaan sidii ay siyaasada dalka oga soo dhax muuqan lahayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here