Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maxamed Cusman waa mid ka mid ah dhalinyarada ku nool Magaalada Jowhar ee bartay culuumta ganacsiga iyo dhaqaalaha. Wuxuu si gaar ah diiradda u saaray fahamka iyo horumarinta ganacsiyada yaryar kuwaas oo laf-dhabar u ah koboca dhaqaalaha iyo shaqo abuurka dalka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.