Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Barashada xirfado baddan waxeey qofka u horseedaa inuu qabto shaqooyin kala duwan taasi oo siinkarta fursado aysan dad inta badan heli Karin.
Qaar badan oo ka mid ah Dhalinyarada Soomaliyed ayaa fahamsan in halabuurnimada ay dhalinyaradu shaqo la,aanta ah ka faa,iideeysan karaan iygoo aan ka tagin waxbarashada maadiga iyo diiniga.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.