Dhalinyarada Jowhar oo ka hadlay sida Loo Horumarin karo Waxbarashada

0
36
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tayeeynta waxbarashada ayaa ah halka lagu gaari karo horumarada ay ku tilaabsaden dalalka qaar.
Dhalinyarada ku nool magaalada Jowhar ayaa ka hadlay sida Loo horumarin karo Waxbarashada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here