Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyaro Badan ayaa Abuuray Nidaamyo Wax soo saar oo Gudaha Dalka ah Waxaana Guulestay Qaar Kamid ah Hal Abuuryadasi, kuwaas oo ay kamidyihiin samaynta Agabka Guryaha soosaarista saliida sida macsarada iyo kuwo kale oo muhiim ah.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.