Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Is-dhexgalka bulshada waa geedi socod ay dadku iskula falgalaan kuna wadaagaan fikradaha, dhaqamada, iyo khibradaha si ay u abuuraan bulsho mideysan oo wada shaqeysa Sido kale Waa hab lagula qabsado nolol-wadaagga, laguna xoojiyo nabadda iyo horumarka bulshada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.