Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-waxaa marba marka ka danbaaysta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ku soo badanaya dhalinyarada sida iskooda ah ula imaanaya hal abuurada ganacsi ee kala duwan .
Xarunta sharaxaadda hoolalka iyo Gawaarida ee Kismaayo oo bulshada u ka qaba adeegyada sharaxaada baabuurta Aroosyada lagu  galbiya iyo qurxinta hoolasha xafladaha lagu qabsado ayaa  Kismaayo waxaa ka hirgaliyay dhalinyaro reer Kismaayo ah.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.