Dhalinyarada hal-abuurto sawir Gacameedyada oo ku soo badanaya kismaayo

0
314

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hal abuurka farshaxanka waa mid uu alle dadka qaar ku maneeystay,wayna adag tahay inuu qofka iska barto,mana Jirto meel ama iskuul gaar ah oo lagu barto Farshaxanka.

Abdirahman Muse Abdirahman oo soo badhigay Sawir gacmedyo iyo Nashaqdo cajiib ah oo uu isagu sawiray ayaa waxa uu ku nool yahay magaalada kismaayo waaana Farshaxamiiste Sameeya Sawir Gacmeedka.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here