Dhalinyarada Geerashleyga oo Ka Waramay Sida ay Nolosha uga Maareeyaan Geerashyada

0
346
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dal walba waxa uu ku faanaa Dhalinyaradiisa,Dalka Soomaaliya Waxaa Jiro dhalinyaro badan oo ka Xamaasha Goobaha Gawaarida lagu cilad bixiyo laguna buuxiyo Baytariyada Dabka Ka Dhaco.
Goobahan waxaa ka xamaasho dhalinyaro badan oo ka raadiya nolol maal-meedka naftooda iyo walibo tan qoyskooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here