Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose oo kutalaabsatay Hormaro dhanka Ganacsiga, Amniga iyo dhismaha ah ayaa waxa Mudooyinkan Dambe kusoo Badanayay Dhalinyaro la Imanaya Hal-Abuuro Ganacsi oo Magaalada Ku Cususb.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.