Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sare u qaadida nadaafada iyo bilic soo celinta Deegaanka ayaa muhiim u ah Bulshaada si looga hortago xanuunada ka dhasha nadaafada Daradda.
Waxaana lagama marmaan ah in bulsho kasto oo meel kuwada nool ay ahmiyada gooni ah siiyaan nadaafada Deegankooda si ay u wanaagsanaato bilicda Deegaanka.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.