Dhalinyarada Dhoobley oo kawarbixiyay caqabadaha ka heysta dhanka shaqo helista

0
31

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Sanad walba Jaamacadaha kala duwan ee Dalka waxaa ay soo saaraan Da’yar baratay culuumta nooyadeeda kala duwan kuwaasi oo xiliyada ay soo qalin jabiyaan ay soo wajahdo shaqo la’aan baaahsan sababtana in dhalinyaro badan ay noqdaan Shaqo la’aan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here