Dhalinyarada dhaqa Gawaarida Kismaayo oo sheegay in uusan ku filayn dhaqaalaha ya ka helaan

0
392

Kismayo(Idaacadda Waamo) waxaa ku nool Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose dhalinyaro badan waxayna ka shaqeeyaan dhallinyaradaasi shaqooyin kala duwan, shaqooyinka ayaa ah kuwo aan ku filnayn Noloshooda qaar badan oo ka mid ah dhallinyarada, waxaa jira dhalinyaro  ku shaqeesta dhaqida Gawaarida si ay u ugu maareeyaan noloshooda iyo midda qoysaskooda.

Cadbinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here