Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada ayaa ah kuwa markasta ka qeyb qaata hormarada ka dhaca dalkeena Soomaaliya.
Dhalinyarada ku nool deeganada Jubbaland ayaa waxa ay ganacsatada magaalada kismaayo ay ugu baaqayaan in ay maal gashtaan xeebaha deeganada Jubbaland,waxa ayna tilmaameen in aad loogu baahan yahay goobo nasasho ah si dalxiiska xeebaha uu u noqdo mid aad u wanaagsan
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.