Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Farsamada gacanta oo ka kooban noocyo kala duwan waa mid kamid ah xirfadaha ay sida weyn ugu faa’iideen Da’ayar badan oo Soomaaliyeed islamarkana qaar badan ay ka heleen shaqo abuur ay ku dabaran noloshooda.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.