Dhalinyarada Degmada Dhoobley oo ka hadlay doorka ay uga qayb qaataan Horamarinta arimaha bulshada

0
41

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada kunool degmada Degmada Dhoboley ayaa waxa ay ka warbixiyeen sida looga qeyb qaadan karo harmarinta arimaha bulshada, maadaama bulshada Soomaaliyeed lagu qiyaasaa iney Boqolkiiba 75 ay yihiin dhalinyaro waxayna dhalinyaradu door wanaagsan ka qaataan Horumarada kala duwan ee Dalka ka jira.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here