Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar kamida Dhalinyarada ku nool degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa baaq u diray dhammaan bulshada deegaankam iyo dhalinyaradaba , ku booriyay in si wadajir ah looga shaqeeyo horumarinta bilicda iyo nadaafadda degmada.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.