Kismaayo(Idaacadda Waamo)dhalinyarada deegaanka Jiroole oo qiyaastii 45 km dhinaca koonfur bari kaga beegan magaalada Kismaayo,ayaa dhalinyarada ku nool waxay ka bilaabeen Olole dhir loogu beerayo deegaanka.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.