Dhalinyarada Deegaanka Cabdalla Biroole oo codsaday in loo sameeyo Garoon Kubadda Cagta ah

0
299
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Cabdalle Biroole ayaa waxaa ku nool Dhallinyarada badan oo aad u xiiseeyaa Kubadda cagtan,inkastoo aysan heeyn Garoon ku habboon,waxaana dhalinyarada ku yar agabka lagu ciyaaro kubadda Ā Cagta,waxayna Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland ka codsadeen in loo sameeyo Garoon Kubadeed.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here