Dhalinyarada Cuslatay Oo Garoonka kubadda cagta Waamo ee magaalada Kismaayo oo xiliyada aroorti jimicsi joogto ah Kusameeyo.

0
382
Kismaayo(Idaacada Waamo)Waa xili hore Oo aroor Ah goobtuna Waa  garoonka kubadda Cagta Ee Waamo Stadiom Waxaa Halkaan Ku ordayo Dhalinyaro Qaarkood uciyara Koxaha Magalada Iyo Kuwa Kale Oo Iyagu Donaayo In Ay Dhimaan  Misaanka Jirkooda
Qaar Kood Ayaa iishegay In Dhaqatiirtu Dhaheen Samee aal miindo  Si Aad udhimo Minaaska Jirkaaga

Warbixinta waxa ay dadka ku dhiirogalineysaa in ay dadka sameeyaan jimicsi joogto ah si caafimaadkooda uu wax badan isaga badalo.
Dhisnaanta jirku waa mid u leh xiiso gaar ah qof kasta oo kamid ah bulshada, waa riyo cajiib ah oo hirgalinteedu wadato La dagaalanka cayilka ama dhimida culeyska jirka ayaa u baahan waqti iyo go’aan adag.

in badan oo bulshada ka mid ah ayaa la daalaa dhacaya sidiiay u dhimi lahaayeen cayilka saaran halka qaar badana ay isugu dayayaan inay siyaadiyaan miisaankooda ayagoo ka cararaya caatada ka muuqata.
hada labadaan qodoba waa kuwo isku xiran sababtoo ah labada qof ee midi uu ka cararayo cayilka midka kalena ka cararayo caatada waxay doonayaan inay isugu yimaadaan meel dhexe.
meeshaa dhexe ayay aaminsanyihiin inay u wanaagsantahay muuqaalkooda iyo caafimaadkoodaba. qaab dhismeedka jirka ayaa kaalin muhiim ah ka qaata caafimaadka jidhka iyo maskaxdaba
Hadabo Waa Kuwaan Qaar Kamid Ah Dadkii Sameynayay Jirdhiska Oo Aan Kula Kulanay Garoonka kubadda cagta Waamo Stadiom.
in Ay dadka sameeyaan jimicsi joogto  waa Mid Ay Dhaqtirta Dunida Kutaliyen waxa Jimicsiga Uu Qofka Kadifaca Cuduro Kudhici Lahaa Nafsad Ahaantiisa.
R/W,Iidle Aadan Maxamed. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here