Dhalinyarada cuslaatay oo aroor walba jimicsi u taga Garoonka Kubadda cagta Waamo ee magaalada Kismaayo

0
55

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jimicsiga wuxuu qeyb ka qaataa Caafimaadka Qofka,waxayna dhaqaatiirta bulshada ku wacyi geliyaan in ay dadku sameeyaan Jimicsi,kaas oo u wanaagsan xanuuno badan oo bulshada Soomaaliyeed la daalaa dhacayaan.

Garoonka Kubadda Cagta Waamo ee magaalada Kismaayo waxaa aroor walba jimicsi u taga Odayaal iyo Dhalinyaro,iyagoona halkaas ku sameeya Aalamiintada noocyadeeda kala duwan,waa kuwaan qaar ka mid ah dadka Jimicsiga u taga Garoonka oo Iiga waramaya is badalka ay sameeyeen iyo waxyaabaha ku kalifay in ay subax walba kalahaan.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here