Dhalinyarada Caabud-waaq oo bilaabay ka shaqeynta Nadaafadda

0
50

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyaradan oo ah kuwo wax bartay isla markaana ku nool degmada caabdudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay isku xilqaameen in ay nadiifiyaan magaalada.

Dhalinyaradan ayaa aas,aasay shirkad kashaqeysa bilicda iyaga oo dhamaan magaalada ku soo qaada qashinka.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here