Dhalinyarada Biraha Tumo ee farsamo yaqaano ee degmada Bardaale oo ka warbixiyay Xirfadooda

0
62
Kismaayo(Idaacadda Wamo)-Degmada Bardaale oo  Ka Tirsan Gobolka Baay waxaa kunool dhalinyaro badan oo leh Xirfadda bir tumista, taas oo muhiim u ah bulshada Soomaaliyeed Maadaama ay soo saaraan adeegyo kala duwan oo muhiim u ah.
Goobaha lagu tumo birta ee ku yaallo guud ahaan dalka waxay sameeyaan waxyaabo ay kamid yihiin Tooreyda, Yaambada, Masaarta, qaar kamid ah burjikooyinka laga isticmaalo Guyryaha iyo waxyaabo kale oo inytaas ka badan.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here