Dhalinyarada baranaya xirfadaha farsamada gacanta oo kusoo badanaya magaalada Dhoobley.

0
99

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose waxaa mudooyiinkii u dambeeyay kusoo badanaayay dhalinyarada baraneysa xirfadaha kala duwan ee farsamada gacanta sida xarqaanka, kompuyuutraka, koroontada iyo makaanikada.

Hamdi Mahamed Yaasiin  ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here