Dhalinyarada barakacayaasha degmada Kismaayo oo loogu baaqay in ay raadiyaan fursado waxbarasho

0
31

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudiimiyaha Dhalinyarada barakacayaasha ee degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose Yuusuf Maxamed Maame oo Idaacada Waamo siiyay waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa sheegay in magaalada Kismaayo ay ku nool yihiin dhalinyaro badan oo barakacayaal ah ku waas oo ka soo barakacay qaybo ka mid ah Gobolada Jubbada hoose iyo Jubbada dhexe ka dib markii ay noloshooda saamaayn ku yeesheen abaarihii dhowrkii sano ee la soo dhaafay dalka ku dhuftay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here