Dhalinyarada Baabuurta dhaqa ee kunool kismaayo oo kawarbixiyay sida ay shaqadaan uga mareeyaan noloshooda

0
102

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shaqada Baabuur dhaqista wamid kamida shaqooyinka ay nolal maalmeedkooda ka raadsadaan qaar kamida dhalinyarada kunool magalada kismaayo

Beerta Olanbika oo kamida meelaha lagu lagu dhaqo baabuurta ayaa wxa subax walba si joogta ah ugu soo kalaha tomanaan dhalinyaro uu halkan u imaanaya inay ka dhacsadaan quutul yoomkooda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here