Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaano ka tirsan bariga Gobolka Mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxay dadka deegaanka ay wajahayaan dhibaatooyin ka dhashay isbedalka cimilada oo ay ugu horeyso Bacaad farabadan iyo Roob yari oo saameyn ku yeeshay noloshooda iyo dadka deegaanka .
Abdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.