Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Nuune cabdulle oo ka mid dhalinyarada ku nool magaalada Kismaayo ayaa hirgaliyay hal abuur ganacsi ah ah meherad yar oo ku sameeyo cunooyinka fudud oo inta badan uu ka sameeyo miraha dalka kuwaas oo uu sheegay bulshada ku nool kismaayo gaar ahaan dumarku ay aad u xiiseeyaan kana iibsadaan.
Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.