Dhalinyarada Magaalada Kismaayo oo kahadlay saameynta Tiknolajiyadda ku leedahay Waxbarashada

0
52

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tiknoolajiyadda casriga ah waxay wax ka beddeshay qaybaha kala duwan ee waxbarashada, iyadoona kor u qaaday adeegyada kala duwan ee goobaha waxbarashada. Tiknoolajiyadda ayaana sidoo kale fududeysay isdhexgalka waxbarasho ee bulshada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here