Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mudooyinkii lasoo dhaafay waxa soo xoogaysanayay tahriibka dhalinyarada Soomaaliyeed, kuwaas oo qaar ka mid ah ku geeriyooday badaha, halka kuwa kalena ay gacanta u galeen kooxo magafayaal arxan daran oo lacag madax furasho ah ka qaata, iyagoo u geysta jirdil iyo dhibaatooyin kale.
Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay