Dhakhatiirta magaalada kismaayo oo kahadlay muhiimadda Naasnuujintu u leedahay Dhallaanka

0
35

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalaanka iyo Hooyada ayaa waxa ka dhexeeya xidhiidh qodo dheer hoyada ayaana si muu elmaheedu ubarbaaro ku korisa nafaqooyin kala duwan oo uu naas nuujintu kow katahay ilmaha aan helin naas nuujin baraxtiiran ayay so weeraran cuduro kala duwan kuwaad oo ayna unugyadiisu owood ulahayn inay difacaan

Hooyada lafteeda ayaa laga rabaa inay isticmaasho cuntooyin dheeli tiran is ilmaha iyo iyadaba Caafimaadkoodu u wanaagsanaado.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here