Dhakhaatiirta magaalada kismaayo oo ka hadlay dhibaatoyinka caafimaad ee laga dhaxli karo cuntada aan dheeli tirnayn

0
58

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada somaliyeed qaar badan oo kamid ahi kuma Baraarugsana Faa’iidooyinka cafimaad ee laga helo cunooyinka dheeli tiran iyo sidoo kale dhibaatooyinka caafimaad ee laga dhaxli kari cunooyinka aan dheeli tirnayn.

dhakhaatiirta ayaana inta badan bulshada ugu Baaqda inay isticmalaan cunooyin dheeli tiran si ay u wanagsanaato caafimaadkoodu.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here