Dhakhaatiirta Kismaayo oo kawarbixiyay waxyaabaha keena xanuunka halista ee Kansarka

0
79

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-xanuunka halista ee Kansarka ayaa laga qaadaa waxyaabo kala duwan oo ay kamid tahay cuntada, balwada iyo kuwa kale, hadaba dr Haashin Abuukar Xassan oo kamida dhakhatiirta Kismaayo ayaan ka warbixiyey waxyaabaha keena xanuunka kansarka iyo meelaha uu kaga dhoco jidhka bani`aadamka.

Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here