Dhakhaatiirta Kismaayo oo ka Warbixiyay Saameynta uu ku hayo bulshada  Cudurka Hepatitis B.

0
169
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Mamulada dhaqaatiirta degmada Kismaayo ayaa waxay siyaabo kale duwan ugu hadleen saameynta uu bulshada ku hayo cudurka Hepatitis B, kuwaas oo aan laga wacigalin bulshada qatarta uu keeni karo cudurka Hepatitis B.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here