Dhakhaatiirta Kismaayo oo Hooyooyinka ugu baaqay in ay naaska nuujiyaan Caruurta

0
238
Kismaayo-(Idaacadda Waao)-Hooyinka ku nool deeganada Jubbaland ayaa waxaa loogu baaqay in caruurtooda ay nuujiyaan taas oo ka qeyb qaadaneyso caafimaadka hooyada iyo cunugeeda.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa Warbixita inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here