Dhakhaatiirta Isbitaalka guud ee magaalada Kismaayo oo ku guuleeystay qalliin ay sameeyeen

0
456

Kismaayo(Idaacada Waamo)Dhaqaatiirta Isbitaalka magaalada Kismaayo ayaa ku guuleystay qaliin ay ku sameeyeen hooyo Soomaaliyeed oo laga keenay deegaanada gosha,iyadoona laga soo saaray buro weyn oo culeyskeedu dhamaa 4,kg,islamarkaasina ay kaga taalay ilmo galeenka.
Maamada oo mudo la xanuunsaneysay burada laga qalay ayaa hada xaaladeedu ay aad u wanaagsantahay ayaa waxaa faahfaahin ka bixiyay dr Maxamed Xasan Wehliye oo ka waramay qaabka uu qaliinka u dhacay.
Axmed Maxamuud oo ka mid ah Ehelka Bukaanka la qalay ayaa dhankiisa kawaramay sida ay u arkaan qaliinka lagu sameeyay iyo xanuunkii ay ku heysay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here