Dhakhaatiirta isbitaalka Guud ee kismaayo oo ka warbixiyey qaabka ay ugu diyaarsanyihiin xanuunka covid-19

0
343

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xanuunka Coronavirus ayaa waxa uu caalamka ku yeeshay saameen ba’an iyadoo ay u dhinteen dad aad u badan.

Xanuunkan ayaa haatan waxa uu si fudud ugu sii faafayaa gudaha dalka soomaaliya sida ay sheegtay Wasaaradda caafimaadka ee xukuumada fadaraalka soomaaliya  iyo qaar ka mid ah wasaaradaha caafimaadka ee Dowlad-Goboleed dalka.

Iyadoo taasi ay jirto ayaa isbitaalka weyn ee magaalada kismaayo waxaa ka jiro diyaar garow aad u weyn kaas oo loga hortagayo xanuunka Coronavirus.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here