Dhakhaatiirta deegaanka Baarsanguuni oo ka hadlay xaalada caafimaad deegankaasi

0
262

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Baarsanguuni iyo deegaanada ku teedhsan ayaa waxaa ku yaala xarumo caafimaad oo loogu adeego bulshada waxaana ka hawlgala dhakhaatiirtii ka halgali jiray deegaanka markii hore kuwaas oo ay shaqo siisay Hay’adda Unicef oo xarumo caafimaad ka hirgalisay halkaasi.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here